Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed SODMA xarunteeda Qaran eeĀ howlgalada gurmadka deg dega ah ayaa warbixin horudhac ah kasoo saartay Qaraxii argagaxa ahaa ee ka dhacay isgoyska Soobe 29-kii Oktobar 2022
Warbixintii u horreysay oo rasmi ah ayay Sodma ku sheegtay in 119 ruux ay ku geeriyootay, 301 ayaa dhaawacmay – 33 ka mid ah waa dhaawacyo culusĀ Ā illaa 13 ruuxna nolal iyo geeri laguma hayo tan iyo Sabtidii oo u qaraxa dhacay.
In ka badan 1.5 milyan oo dollar oo ku burburtay qaraxyada, sida ku cad warbixintan oo ay soo saartay Hayāadda Maareeynta Masiibooyinka (SoDMA).
HOOS KA AKHRISO WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com