Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowlad ka tirsan Yurub oo shaacabkeeda u fasaxday Isticmaalka xashiishka

Jarmalka ayaa  ku dhawaaqay qorshe ay ku sharciyeynayso Maandooriyaha Xashiishka, Xili aan Wali  si dhab ah hoos loo eegin ama la meel Marin Xuquuqda  Dadka shaqeeya Muhaajirnta gaar ahaan kuwa Duldun-ka haysta oo hore loogu balan qaaday in Sharci la siin doono .

Maandooriyahan waxa uu Galaaftay Dhalinyaro badan  Muhaajiriin u badan waxaan auu Qofku ku sameeyaa Dhibaatooyin badan oo xaga Maskaxda ah.

Xukuumadda Jarmalka ayaa 4.7 billion oo cashuur ah  Iyo 27,000 shaqaale ah ka faaidi doonta Mashruucan Sharciyeynta Maandooriyahan.

Dad badan oo dalkaas u dhashay ayaa u arka talaabadan mid lidi ku ah fayo dhowrka guud ee bulshada, iyagoo  sheegaya in Dhibaatada Caafimaad,maskexeed ee ay Dhalinyarada kala kulanto xasshiishka

.Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Xukun adag oo lagu riday Madaxweyne dilay Madaxweynihii talada uga horeeyey

Caydiid Ali

Doorasho goordhaw ka dhacday Jowhar iyo Siyaasi Caan ah oo kusoo baxay

Cabdi Cade

Madaxweyne Qoor Qoor oo ballanqaad u sameeyay Dadka deegaanka Baxdo (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---