Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Dr Maxamed Cabdiraxmaan Khaliif u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Hirahabeelle.
Wasiirka cusub ayaa bedelaya Wasiirkii hore ee caafimadka Hirshabele Dr. Zakaria Hurre oo ka mid ahaa dad fara badan oo ku naf waayey qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Baladweyne.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com