Allbanaadir.com
NEWS

Taliye cusub oo loo magacaabay qeybta 27aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed (Akhriso)

Taliyaha ciidanka XDS Jen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa magacaabay Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidankaas.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Jen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa taliyaha qeybta 27aad loogu magacaabay S/Guuto Maxamuud Maxamed Macalin(Koronto) oo horay u ahaa Taliyaha Qeybta 12-ka Apriil ee ciidamada Xoogga dalka.

Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ah qeyb cusub oo loogu talo galay iney ka howlgasho degaanada dowlad gobolleedka Hirshabelle.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xamse oo shaaciyey arrin sababtay inuu yaraado musuqa

Caydiid Ali

Kooxda Xamaas oo baahisay Fariin ka nixisay ehelada Maxaabiista Israel ee u afduuban

Cabdi Cade

Reer Galbeedka oo ka walaacsan in Ruushka kusoo qaado weerar mugdi galin kara

Cabdi Cade
Taboola Ads ---