Allbanaadir.com
NEWS

Tirakoob cusub oo laga soo saaray khasaaraha daadadkii ku dhuftay Magaalada Qardho

Hay’ada Qaran ee Mareeynta Musiibooyinka (SODMA) qaybta hawlgalladda Gurmadka Degdega (NEOC) ayaa maanta oo taariikhda tahay 23 0ctober, 2022 Warbixin ka soo saartay Daadadka ku rogmaday Magaaladda Qardho ee maamul goboleedka Puntland.

Warbixin ay soo saartay SODMA ayey ku shaacisay tirakoobka khasaaraha ka dhashay daadka xalay ku rogmaday Qardho ka dib roobab ka da’ay gudaha iyo nawaaxiga magaaladaas.

HOOS KA AKHRISO TIRAKOOBKA SODMA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo Sawirro: Kulankii Helsinki ku dhexmaray Madaxweyne Trump & dhigiisa Putin

Caydiid Ali

Talaalka Caronavirus oo la joojiyay iyo dad lagu tijaabiyay oo dhibaato kasoo gaartay

Cabdi Cade

Dowladda oo ka hadashay Shirka Muqdisho ka furmaya iyo Bandow magaalada lagu soo rogay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---