Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Guddiga difaaca Golaha shacabka oo sadex qodob ka soo saaray dagaalka Al-shabaab

Guddigga Difaaca Golaha Shacabka BJFS ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalka ka socda dalka ee la gula jiro kooxda Al-Shabaab.

War-saxaafadeed ka soo baxay Guddigga ayaa ku booriyay siyaasiyiinta, culama-udiinka, dhalinyaradda, bulshada rayidka iyo ganacsatadda in ay taageero buuxda u fidiyaan ciidanka xoogga dalka oo gaashanaayo dadka deegaanka  si dalka looga saaro kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

41 Al Shabaab ka tirsan oo duqeyn lagu laayey (War-saxafadeed)

Caydiid Ali

Lacagihii Canshuuraha ee laga qaadi jiray guryaha kuyaalla Muqdisho oo Amar lagu joojiyay

Cabdi Cade

Sareeye Guuto C/risaaq Shiikh Cismaan oo ku geeriyooday Itoobiya iyo Madaxweyne…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---