Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Duqa Muqdisho oo booqday qabriga Marxuum Eng. Yariisow (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday qabriga Allaha Unaxariisto Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng Yariisoow).

Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Xubno kale ayaa halkaasi ugu soo duceeyay Duqii hore ee Magaalada Muqdisho Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow).

 

Related posts

Katz oo loo Magacaabay Wasiirka Difaaca Israel

Caydiid Ali

Kenya Airways oo la kulantay khasaarihii ugu badnaa abid iyo hal arin oo sabab u ah

Cabdi Cade

QM oo warbixin ka soo saartay Xaalada xuquuqda aadanaha ee Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---