Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Daawo Sawirro) Shabeel sagaal qof dilay oo lagu toogtay keynta Valmiki Tiger

ahaa oo horey u dilay ugu yaraan sagaal qof tan iyo bishii May, kuwaasoo ay ku jiraan haweeney iyo wiil ay dhashay oo siddeed jir ahaa.

Laba boqol oo shaqaale oo kaashanaya Maroodiyaal ayaa ka qayb qaatay ugaarsiga, oo ka dhacay meel u dhow kaynta Valmiki Tiger ee gobolka Bihar ee bariga dalkaas

Isku dayo hore oo lagu doonayay in si tartiib ah loogu qabto Shabeelkaan ayaa lagu guuldareystay.

Dadka tuuladaas degan ayaa dabaaldegay markii la toogtay shabeelka, kuwaasoo argagax dareemayay xilliyada habeenkii ah isla markaana garaaci jiray daasadaha iyo waxyaabo kale si ay isaga ilaaliyaan shabeelka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Lix Bilood kadib Is Casilaadii Ra’isul Wasaare Kheyre maxaa is bedelay ?

Cabdi Cade

Dowlada Yemen oo laga qabsaday Cadan iyo xulufadii Sacuudiga oo dhexooda isku dhacay

Caydiid Ali

Wiil ay jiireen gaadiidka ciidamada ATMIS oo dhaawacii soo gaaray u geeriyooday

Caydiid Ali
Taboola Ads ---