Allbanaadir.com
NEWS

Digniin laga soo saaray Weerar laga cabsi qabo in lagu qaado Garoonka Aadan Cadde

Qoraal goordhaw kasoo baxay xafiiska Maareeyaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayaa lagu sheegay in ay soo gaartay xog muujineysa in Al Shabaab qorsheenayaan weerar ay ka geestaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Maareeyaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Maxamed Siciid ayaa ku wargaliyay khatarta amni ee soo gaartay saraakiisha ammaanka ee garoonka, waxa uuna faray in la sameeyo feejignaan dheeri ah iyada oo la raacayo habraacyada amniga.

Digniintan soo baxday ayaa kusoo aadeysa xilli Al Shabaab laga cabsi qabo in weerar xooggan ka fuliyaan qeybo kamid ah dalka ,kaa ay ugu aargudayaan hoggaamiye sare oo katirsanaa kooxdaasi oo maalmo kahor duqeyn lagu dilay.

Related posts

Guddoomiye Maxamed Cawil Warsame oo gaaray Garawe iyo Ujeedka Socdaalkiisa

Cabdi Cade

Tifaftirihii TV-ga Qaranka oo xilka laga qaaday & gabdhihii shaqada loo qaadan lahaa oo..

Caydiid Ali

Qarax ka dhacay magaalo kutaalla dalka Sweden iyo Faah faahino kasoo baxaya (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---