Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Deni oo kormeeray Wasaaraddo uu dhawwaan u magacaabay Wasiirro cusub (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda Puntland iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta.

Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda Puntland Mudane Cabdi Faarax Juxa iyo Masuuliyiinta kale ee Wasaarada Kulankaasi oo ku saabsana dardargelinta Shaqada oo ay ugu weyntahay Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka Puntland .

Sidoo kale wuxu Madaxweynuhu kulan ku saabsan is xogwareysi iyo dardargelin shaqo la qaatay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Diinta Mudane Maxamed Cabdiwahaab iyo Masuuliyiinta kale ee Wasaaraddaas.

Related posts

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay degaanka Yasooman

Caydiid Ali

Tiro madaafiic ah oo saakay lagu garaacay Madaxtootada Soomaaliya

Cabdi Cade

(Sawirro) Muxuu Laftagareen kala hadlay Gudiyada Doorashooyinka Koonfur Galbeed?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---