Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaankii Shahaadiga ee Digsiyada sare kuwaa oo ka dhacay magalaada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada Dalka .
Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka waxaa sanadkan u fariistay 25,675 oo isugu jira 16,552 Wiil iyo 9,123 Gabdhood, waxaana imtixaanka ku baasay 20,030 Arday halka ay dhaceen in ka badan 5-kun oo arday ah.
Waxaan idiin soo bandhigeynaa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga, waxaana arday kasta oo ka raadsan karaa natiijadiisa uu helay Magaca dugsiga uu ku galay Imtixaanka halkaas uu ku arki doono magaciisa iyo magaca iskuulkiisa.
Halkan ka AKhriso Natiijada Imtixaanka
Iskuulka GAASHAANLE-XASAN-DIIRIYE
Halkan ka Akhriso Natiijada Imtixaankii Shahaadida ee gobolada dalka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com