Allbanaadir.com
NEWS

Sheekh Yuusuf al-Qaradawi oo la Shaaciyay in uu geeriyooday

Ilaah ha u naxariistee waxaa geeriyooday Sheekh Yuusuf al-Qaradawi oo ka mid ahaa culimada ugu caansan Islaamka, ayaa maanta geeriyooday isaga oo 96 jir ah, sida lagu sheegay qoraal lasoo dhigay bartiisa rasmiga ah ee twitter-ka.

Sheekh Yuusuf al-Qaradawi, oo u dhashay dalka Masar, islamarkaana ahaa hoggaamiyaha ruuxiga ah ee ururka Ikhwaanul Muslimiin ayaa sanadihii dambe waxa uu fadhiggiisu ahaa dalka magaalada Doha Qatar.

Qaar kamid ah culimada Islaamka ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Sheekh Yuusuf al-Qaradawi , oo caan ka ahaa caalamka Islaamka, mana jiro faah faahino laga bixiyay geerida wadaadkan.

Related posts

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Kate Foster

Cabdi Cade

Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir oo xilka si rasmi ah ula wareegay ( Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Qeybtii ugu horeysey xujeyda sanadkan oo maanta dalka ka ambabaxay (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---