Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay dagaal Ciidamada Xoogga Dalka ee ka hawlgallaya deegaanka Sinadhaqa oo kuyaalla duleedka Magaalada Dhuusamareeb kula galeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Sabaab oo weerar ku soo qaaday shalay gelinkii dambe.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada xoogga oo hayay macluumaadka Al-Shabaab, iyaga oo ka faa’iidaysanaya sirdoonkooda iyo wadashaqaynta Shacabka deegaanka ay ka hortageen weerarka, isla markaana ay ka dileen 15 ka tirsan dagaalyahanada kooxdaas.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAFADEEDKA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com