Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

(Akhriso) Puntland oo ka hor timid sharci ay dhowaan soo saartay dowlada Somalia

Wasaarada Kalluumeysiga dowlad goboleedka Puntland ayaa kasoo horjeesatay in shatiga kalluumeysiga ay bixiso Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo keliya.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay inuu qalad yahay go’aanka DF ee sheegaya in sharci-darro loo aqoonsanayo Kalluumaysi aan shati ka haysan Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qatar oo loo soo bandhigay Fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya

Cabdi Cade

Aqlabiyadda Xildhibaannada Baarlamanka Somaliland oo War ka soo saaray heshiiskii Itoobiya

Caydiid Ali

Yaa hortaagan yaase diidan dhismaha maamulka Galmudug & Caqabada hortagan !!(Warbixin)

admin
Taboola Ads ---