War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay howlgal ciidanka Xoogga dalka, ka sameeyeen Buuraha Camal oo qiyaastii 20km u jirta Deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan, lagu dilay ku dilay shan xubnood oo ka tirsan Alshabaab.
Wasaaradda warfaafinta ayaa sheegtay in ciidanka dowladda ay wali baacsanayaan firxadka dagaalyahanadii Al Shabaab ee laga saaray deegaano dhoor ah ay kaga sugnaayeen gobolka Hiiraan .
War saxaafadeedka dowladda kasoo baxay ayaa u qornaa sida tan