Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer cusub oo lagu abuurayo Golaha Dhaqaalaha Qaranka Soomaaliya .
Xeerkan cusub uu Madaxweynaha Soomaaliya ku dhisay Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa ku timid soo jeedin ay sameeyeen Wasiirka Qorsheynta iyo Guddiga talo bixinta dhaqaalaha ee Golaha Wasiirada.
Halkan ka AKhriso Xeerka cusub uu soo saaray Madaxweynaha
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com