Allbanaadir.com
NEWS

Guddoomiye Cusub oo loo magacaabay magaalada Marka (Wareegto)

Wareegto uu soo saaray Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha,dowladaha hoose iyo dib-u-heshiisiinta maamulka Koonfur Galbeed Mudane Abdullahi Haaji Hassan Manuur ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee Marka.

Wasiirrka arrimaha gudaha KOomfur Galbeed ayaa u magacaabay Guddoomiyaha magaalada Marka ee Xaruunta Gobolka shabeelaha Hoose  Mudane Osmaan Muuse Mohamed.

Guddoomiyihii hore ee magaalada Marka Cabdullaahi Axmed Cali (Waafow) ayaa 27-kii bishii July lagu dilay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Marka , waxaana tan iyo xilligaasi magaalada Marka aheyd guddoomiye la’aan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xildhibaan Mucaarad ku ah Xasan Sheekh oo dil loogu hanjabay

Cabdi Cade

Aadan Madoobe oo la kulmay Safiirada Imaaradaka iyo Masar u jooga Soomaaliya (Sawirro)

Cabdi Cade

Muxuu C/kariin Guuleed uga leexday saaxiibadiis Midowga Musharaxiinta?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---