Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Daawo Sawirro) Qoorqoor iyo wafdi uu horkacayo oo caawa yimid Muqdisho

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor)  iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdiga waxaa gudaha garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiiro ka tirsan XFS, xildhibaano ka tirsan labada gole, Masuuliyiin ka socday xafiisyada Madaxweynaha iyo Kan Ra’iisal wasaaraha.

Qoorqoor ayaa u yimid Muqdisho ka qeyb galka shirka wadatashiga madaxda dowlad goboleedyada iyo DF uga furmaya magaalada Muqdisho.

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa caawa ku wada sugan magaalada Muqdisho marka laga reebo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo la filayo inuu beri soo gaaro caasimada dalka.

Related posts

Xasan Sheekh oo booqday deegaanka Maleeley ee hoostaga degmada Jamaame (Sawirro)

Cabdi Cade

Shiinaha oo Howlgal Milatari ka bilaabay Taiwan iyo Maraakiibta Dagaalka Mareykanka oo u dhaqaaqay Taiwan

Cabdi Cade

Mudane Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Caddaaladda iigu hiilli !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---