Dowladda Somalia ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal qorshaysan oo ciidanka sida gaarka ah u tababaran ka fuliyeen degaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellada Hoose.
“Bartilmaameedka howlgalkaas ayaa ahaa xuruntii ugu weyneed ee Argagixisadu ay baada uga ururin jirtay dadka ku nool gobolka Shabeellada Hoose, waxaana la dilay xubnihii ugu sareeyey argagixisadii joogtay Mubaarak” ayaa lagu yiri war saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta DF
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKAÂ LAGU FAAHFAAHIYEY MAGACYADA SARAAKIISHA LA DILAY IYO KUWA LA DHAAWACAY