Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa soo saaray Wareegto lagu mamnuucayo in dibed baxyo la qabto nooc kastoo ay yihiin.
Go’aanka Wasiirka ayaa yimid ka dib markii heyad lagu magacaabo Community Development and Human Rights Organization oo ka dhisan Somaliland ay dalbatay isku soo bax lagu qaban lahaa Somaliland.
Somaliland ayaa waxaa ka taagan weli muran la xiriira doorashooyinka oo ka dhexeeya Maamulka Muuse Biixi iyo xisbiyada mucaaradka
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA