Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Dawlad gobaleedyada dalka oo joojiyey wadashaqeyntii Wasaarada Maaliyadda DF

Dawlad gobaleedyada Soomaaliya ayaa joojiyey wada shaqeynta ay la lahaayeen Wasaaradda Maaliyada Federaalka Soomaaliya.

Wasiiradda Maaliyada Heer Dawlad gobaleed oo yeeshay kulan fogaan arag ah ayaa ku eedeeyey Wasaaradda Federaalka in ay garab martay dhammaan Heshiisyadii ay kuwada shaqeynayeen 5-tii sanno ee lasoo dhaafay.

War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen ayey wasiirada Maaliyada ee Dowlad Goboleedyada ku joojiyeen wada shaqayntii wasaarada Maaliyada Federaalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WADAJIRKA AH

Related posts

Doorasho Qof iyo Cod ah Soomaaliya maka dhici kartaa Xiligan ?(Akhriso Xaqiiqooyin jira)

Cabdi Cade

Duufaano Baraf iyo Dabeylo xoogan wata oo dad badan dilay

Cabdi Cade

Dad baadi goobaya Eheladooda ka maqan oo buux dhaafiyay Isbitaalada Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---