Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Isku aadka Ciyaaraha Champions League oo la soo saaray iyo Guruubka ugu adag

Waxaa la shaaciyey Isku aadka tartanka Champions League ee xilli-ciyaareedka 2022/23, waxaana isku dhacay naadiyo waaweyn oo jeclaan lahaa inay kala badbaadaan wareeggan hore ee group-yada, iyadoo Group-ka dhimashada oo Guruub C ay iskugu tageen Bayern Munich, Barcelona, Inter Milan iyo Viktoria Plzen.

Hoos ka akhriso sida loo qeybiyey guruubyada iyo kooxaha isku aaday

Related posts

Go’aan culus oo ka soo baxay DF & Axmed Madoobe oo sheeko cusub keenay

Caydiid Ali

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xarun cusub, kana warbixiyey howlaha ay qabaneyso (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Burcad-badeed afduub ka geesatay xeebaha Puntland iyo Midowga Yurub oo ka hadlay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---