Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Guudlaawe oo Dhagax dhigay Garoon diyaaradeed oo laga dhisayo Matabaan (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha garoonkaan uu muhiim u yahay isu socodka bulshada, ganacsiga deegaankana uu horumar muuqda kusoo kordhin doono.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhamaan ganacsatada,hay’addaha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in loo istaago dhismaha garoonka diyaaradaha ee Degmada Matabaan.

Related posts

DF oo si kulul uga hadashay Wararka sheegaya in shirkad loo xiray Visaha Kenya

Caydiid Ali

Qaraxyada inta aysan dhicin waa la sii ogyahay balse dadka lalama wadaago!!

admin

Kulankii Baarlamanka Somalia ee maanta oo u baaqdy sabab yaab leh

Caydiid Ali
Taboola Ads ---