Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay Xasan Abshir Maxamed.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa sidan oo kale horey lataliyaal ugu magacaabay xubno dhoor ah oo u badan dad aad ugu dhawaa , waxaana xafiiska guddoomiyaha hadda ka howlgala lataliyaal dhinacyo kala duwan guddoomiyaha kala talinaya.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com