Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Akhriso) Mid ka mid ah Wasaaradaha DF oo amartay in laga guuro xarunteedii hore

Wasaaaradda Macdanta iyo Bartoolka ee Xukuumada Federaalka Somalia ayaa soo saartay amar sheegaya in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka degan xaruntii Wasaaradda ee ku taala xaafada Saybiyaano ee degmada Hodan.

Wasaarada ayaa sanadahan dambe ku shaqeyneysay xarun KMG ah oo ku taalla magaalada Muqdisho.

Qoraal arrintaasi ku saabsan oo ka soo baxay Wasaarada ayaa u qornaa sidatan:-

Related posts

Labo Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday Deegaano katirsan gobolka Sh/Dhaxe

Cabdi Cade

Taliska XDS oo War ka soo saaray qaraxii saaka ka dhacay Kuliyaddii hore ee Jaalle Siyaad

Caydiid Ali

Wajigii 1aad heshiiskii xabad joojinta Gaza oo dhamaaday

Caydiid Ali
Taboola Ads ---