Allbanaadir.com
NEWS

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo soo saaray Ammaro culus oo ku socda Wasiiradda cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa  soo saaray go’aamo muhiim ah oo ku socda golaha cusub ee wasiiradda , kaa oo la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka.

Wareegto uu soo saaray Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayuu ku faray wasiiradda cusub ee xukuumadiisa in aysan sameyn karin xil ka qaadis iyo shaqo ka joojin saraakiisha sar sare ee katirsan wasaaradaha ay joogaan.

Amarkan kasoo baxay Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa imaanaya xilli laga cabsi qabo in wasiiradda qaar ee xukuumadda in ay meesha ka saaraan agaasimayaal iyo xubno kale, si ay u keensadaan dad iyaga ku dhaw si gaar ahna u rabaan.

Halkan ka akhrso wareegtada Ra’isul Wasaaraha soo saaray

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dad badan oo ku dhintay Isbuurasho ka dhacday goob Raashin lagu qeybinayay

Cabdi Cade

Madaxweyne Musaveni oo tababar usoo xiray Saraakiil ay Soomaali ku jirto (Daawo Sawiro)

Cabdi Cade

Saciid Ciise: “Waa nasiib daro in shacabka Muqdisho aysan si xor ah jidadka u mari karin”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---