Somaliland ayaa ku amartay iney 20 cisho gudahood degaanadeeda isaga baxaan dadka Ajnabiga ah ee aan heysan sharciga.
Socdaalka Somaliland ayaa qoraal ay soo saartay lagu sheegay in laga bilaabo 28 /07/2022 ilaa 17/08/2022 dadka Ajaanibta ah ee sharci darrad ku jooga Somaliland ay isaga baxaan.
Ma cadda ajaaniibta waqtiga loo qabtay iney ku jiraan dadka ka soo jeeda Koonfurta Somalia ee ka xoogsada Somaliland.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA