Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Kulan xasaasi ah oo ka dhacay Villa Somalia iyo golaha cusub ee Wasiirada oo..

Kulan saacado qaatay oo Villa Somalia ku dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisul wasaaraha dalka Xamse Cali Barre iyo guddoonka labada gole ee Baarlamanka ayaa goordhow soo dhamaaday

Sida ay ogaatay Allbanaadir Online waxyaabaha laga hadlay waxaa ka mid ah Dhammeystirka iyo shaacinta Golaha xukuumadda cusub

Warar aan la xaqiijin oo laga helay kulanka ayaa sheegeysa in la isku raacay in maalinta berri ah lagu dhawaaqo liiska Golaha wasiirada oo aad loo sugayo.

Wararka qaar ayaa sheegayaan in RW Xamse uu dalbaday in 10 cisho loogu daro mudada uu kusoo magacaabayo Golaha wasiirada.

Dhinacaa kale Madadweynaha Somalia ayaa berri ku sii jeeda dalka Masar oo uu ugu baxayo safarkii 7-aad muddada kooban ee uu xafiiska joogo.

 

Related posts

DF oo bilowday qorshe Cali Guudlaawe lagu geynayo B/weyne iyo shirka Garoowe oo..

Caydiid Ali

Somalia oo lagu wareejinayo dayuurada casriga ah ee Bayraktar Akıncı

Caydiid Ali

Dilal maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---