Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Axmed Madoobe oo la Dardaarmay Agaasimayaal Imtixaan ku guuleestay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedkaJubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa caawa kulan dardaaran iyo Hambalyo ah la qaatay Xubnaha Cusub ee ku guulaystay imtaaxanka agaasimayaasha guud ee qaar kamid ah Wasaaradaha Jubaland.

Ugu horayn Madaxweynaha ayaa xubnahan ugu Hambalyeeyay guushii ay ka gaareen imtaxaanka dhawaan la qaaday isla markana ay kamid noqdeen hormuudka Wasaaradaha Dowlada.

Madaxweynaha ayaa xubnahan kula dardaarmay inay sii laba jibaaran dadaalkooda iyo kartidooda isla markana ay kasoo dhalaalan waajibaadka baaxada leh ee horyaala isagoo u rajeeyay inuu alle la garab galo masuuliyada culus ee saaran.

Related posts

Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay Wiil lagu eedeeyay Dhaqan Fool xun

Cabdi Cade

RW Rooble oo Masuuliyiin iyo dadweyne kula tukaday Masjidka Shuhadaa (Sawirro)

Caydiid Ali

Tirada Dhimashada daadadkii Liibiya oo dhaaftay 11 kun & dad weli la’layahay (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---