Madaxweynaha Dowlada Jubaland MudaneĀ Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta dadweyne kala duwan salaada ciida kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo.
Sidoo kale, waxaa tukashada salaada ciidul adxaa ka qeyb galay masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland, iyadoo salaada ka dib uu Axmed Madoobe halkaas ka jeediyey khudbad ku aadan Munaasabada ciidul adxaa.
HOOS KA DAAWO SAWIRADA