Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qeybaha kala Duwan Bulshada kula Tukaday Salaada Ciidul Adxa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.
Waxaa sidoo kale ka qeyb tukashada salaada ciida masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Maamulka K/Galbeed, iyo xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo halkaas ku sugan.
HOOS KA DAAWO SAWIRADA