Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Wasaaradda Waxbarashadda DF oo shaacisay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda

Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda wax ka barata iskuulada dalka

“Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxaa ay ku wargelinaysaa Iskuulada, waalidiinta iyo guud ahaan Ardayda Soomaaliyeed in la dhaqan gelinaayo Siyaasada Qaran ee labiska ardayda heerarkooda Kala duwan laga bilaabo Sanad Dugsiyeedka Cusub ee 2022-2023” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashadda DF oo lagu faahfaahiyey noocyada dareyska laga doonayo ardayda.

HOOS KA KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA.

Related posts

Rooble oo ka hadlay go’aankii ka soo baxay Guddiga Doorashada ee Heer Federaal

Caydiid Ali

Maxkamadda G/Banaadir oo dambi ku weysay Taliye G/dhexe C/fitaax Bashiir Cali

Caydiid Ali

Su’aalo laga keenay Warbixintii Wasaarada Amniga kasoo saartay Qaraxii xarunta Gobolka Banaadir

Cabdi Cade
Taboola Ads ---