Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Xafiisa hanti-dhowrka Guud oo soo saaray habraaca Xil-wareejinta heyadaha DF

Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray habraaca xil wareejinta heyadaha dowlada federaalka Soomaaliya.

Talaabadan ayaa ku soo beegantay xili dhowaan mla filayo in RW Xamse uu soo magacaabo golihiisa cusub ee Wasiirada kuwaasoo xilka kala wareegi doona wasiirada dhigood ah ee xilalka hayey shantii sano ee la soo dhaafay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA HANTI DHOWRKA GUUD

Related posts

Dowlada Somalia oo Caqabad ku noqoneysa Qorshe ay Damacsan tahay Somaliland

admin

Raisul Wasaare Rooble oo caawa gaaray Magaalada Doha ee dalka Qatar (Sawirro)

Caydiid Ali

Sidee loo fuliyey qaraxii ka dhacay xarunta dowlada hoose ee Muqdisho?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---