Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxweyne Deni oo Guddoomiyay Shir Arrin muhiim ah looga hadlayay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee ka howlgala Puntland.

Shirka oo uu Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, sidoo kale waxaa ka qeybgalay Guddiga Abaaraha ee heer Wasiir iyo Hay’adaha Dowliga ah ee Puntland.

Kulankan ayaa ujeedkiisu yahay sidii dhakhso looga jawaabi lahaa xaaladda ka dhalatay abaarta, waxaa lagu soo bandhigay Warbixin ku saabsan xaaladda Abaaraha iyo saameynta ay geysteen iyo qorsheyaasha arrintaasi lagu wajahayo oo ay ugu horeyso sidii dhakhso loogu gurman lahaa dadka abaartu saameysay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo Muuqaal Qoor-qoor: Hogaamiye muddo kooban gudaheed Galmudug u horseeday Guulo taariikhi ah

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada oo amartay in la soo xiro Mahmoud Al-Werfalli

Caydiid Ali

Maxkamadda gobolka Banaadir oo bilowday Dhageysiga dacwada ninkii gubay Xaaskiisa

Cabdi Cade
Taboola Ads ---