Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa ka warbixiyay safarka wafdiga Madaxweynaha dalka oo isugu uu ka mid yahay ay ku joogaan magaalada Brussels ee dalka Belgium.
Duqa Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey shirka taageerada Soomaalida ee lagu qabanayo Brussels oo uu sheegay in looga hadlayo wixii ka qabsoomay qorshaha amniga qaranka ee lagaga hadlay shirarkii hore iyo guulaha laga gaaray, bixitaanka ciidamada Amisom ee waqtiyeysan, horumarka laga gaarey dhaqaalaha iyo qodobo kale.
HOOS KA DAAWO HADALKA DUQA MUQDISHO
https://www.youtube.com/watch?v=gGxtX43lkjA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com  Â