Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxda Midowga Yurub oo ansixiyey dalab culus oo ka yimid dowlada Ukraine

Hoggaamiyayaasha Midowga Yurub ayaa yeeshay shir-madaxeed weyn oo lagu ansixiyey dalabka Ukraine ee ah inay ka mid noqoto ururkan, iyadoo kulankan uu ku soo beegmay xilli ay sii kordheyso xiisadda u dhexeysa Yurub iyo Moscow oo uu weli socdo dagaalka Ukraine.

Wasiirka Yurub ee Faransiiska Clement Beaune ayaa sheegay in guud ahaan la isku raacay taageerada codsiga Ukraine, kadib wadahadal dhex maray wakiillada waddamada Midowga Yurub.

Kyiv ayaa aad ugu dadaalaysay sidii ay ugu biiri lahayd ururkan ka kooban 27-ka xubnood sida ugu dhaqsaha badan, iyadoo qaar ka mid ah wadamada EU-da sida Portugal iyo Danmark ay mar sii horreysay muujiyay inay taageeraan.

“Dadka Ukraine waxay diyaar u yihiin inay u dhintaan aragtida Yurub” ayay tiri Ursula von der Leyen oo ah madaxa Midowga Yurub.

Related posts

Madaxda ugu sareysa Dowlada oo goordhaw hal diyaarad ka raacay Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo goordhaw soo saartay Digniin cusub (Akhriso)

Cabdi Cade

Masuuliyiin katirsan dowlada Federaalka oo maanta kusii jeeda Dhuuso Mareeb iyo Ujeedka …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---