Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Muxuu Deni kala hadlay Saraakiisha ciidamada difaaca Puntland? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta.

Kulanku intuu socday Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Gen Yaasiin Cumar Dheere Taliyaha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta iyo Saraakiisha kale ee Ciidanka ee maanta Kulanka ka qeybgalay.

Waxay la wadaageen howlgalada amni iyo qorsheyaasha ay ku horumarinayaan ciidamada amniga iyo kuwa difaaca Puntland.

Madaxweynaha ayaa Ciidanka Daraawiishta Puntland ku boggaadiyay sida geesinimada leh ee ay marwalbo heegan ugu yihiin difaaca Puntland, oo ay uga difaacayaan wax uu ugu yeeray argagixisada iyo cid kasta oo amni daro ka shaqeynaysa, wuxuuna faray in ay sii laba jibaaraan gudashada waajibaadkooda.

Related posts

Nin aan Qubeysan muddo ka badan 22-sanno iyo Sababta ku kaliftay oo la ogaaday (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxda ku shirsan Dhuusomareeb oo Isfaham ka gaaray Qodob muhiim ah 

Cabdi Cade

Cabdulaahi Aadan Black oo loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---