Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Munaasabad weyn oo caawa ka dhaceysa Madaxtoyada Somalia & Xassan Shiikh oo..

Madaxweynaha Soomaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dhammaan xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya u sameeyay casho sharaf, caawa ka dhici doonto gudaha madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Qoraalka la soo dhigay barta golaha shacabka ee facebook ayaa lagu shaaciyey arrintan

“Maanta oo Axad ah Tariikhdu tahay 12 June, Madaxweynaha JFS ayaa casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada. Saacadu waa 07:00 fiidnimo bacdal maqrib Goobta Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraalka.

Lama oga sababta ka dambeysa balse waxay ku soo aadday dhowr maalmood markii Madaxweyne Xassan xilka loo caleema saaray xilka ugu sareeya dalka.

 

 

Related posts

Wasaarada amniga DF oo ka hadashay howlgalka ciidanka Puntland

Caydiid Ali

Booliska Sacuudiga oo xabsiga u taxaabay nin weeraray Imaamka Masjidka Xaramka (Sawirro)

Caydiid Ali

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo la kulmay Maxamed Xaaji iyo wafdi uu horkacayey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---