Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo shalay iyo maanta ka socday xarunta madaxtooyada Soomaaliya uuna guddoominayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lasoo gaba gabeeyay.
Shirkan ayaana goordhaw laga soo saaray war-murtiyeed lagu cadeeyay qodabadii looga hadlay sida xaalada siyaasadeed ee dalka, amniga, dhameestirka Dastuurka iyo sidoo kale xaaladah abaaraha.
Halkan ka Akhriso War-murtiyeedka