Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Cabdisamad Salaad Aadan u magacaabay Gudoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Degmada Dhusamareeb.
Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug ayuu ku faray dhammaan hay’adaha kala duwan ee dowlad goboleedka Galmudug in ay la shaqeeyaan masuulkan cusub uu magacaabay.
https://www.youtube.com/watch?v=9dmw8Q9UnFA