Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Amarkii uu soo saaray RW Rooble oo ka dhaqan galay Wasaaradda arrimaha dibeda

Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah ee DF ayaa qoraal uu soo saaray ku faray waaxda shaqada iyo shaqaalaha ee Wasaaradaas iney deg deg u dhaqan geliso amarkii uu soo saaray dhawaan RW Rooble ee ahaa in dib shaqadooda loogu soo celiyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaarada oo uu ceyriyey, shaqaale kalena ku bedelay Wasiirka arrimaha dibeda ee Somalia, kaasoo isaga laftiisa shaqada looga joojiyey amar kale oo ka soo baxay Raisul Wasaaraha

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XOGHAYAHA JOOGTADA AH OO SHALAY SOO BAXAY

Related posts

Ka dib diidmadii ka soo yeertay Midowga Afrika Farmaajo labo wado ayaa u furan

Caydiid Ali

Iska Hor Imaad Khasaaro dhaliyay oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

Cabdi Cade

Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay guddiga Amniga Doorashada Puntland

Cabdi Cade
Taboola Ads ---