Allbanaadir.com
NEWS

Gobolka Banaadir oo shaaciyay xilliga la qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Dhaxe

Agaasinka Waxbarashada u qaabilsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa goordhaw  waxa ay shaacinayeen Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee  dugsiga dhaxe sannad dugsiyeedka 2021/22.

Qoraal kasoo baxay agaasinka waxbarashada ee goboilka Banaadir ayaa waxa ay ku boorinayeen dhammaan ardayda ka qayb-gelaya imtixaanka in ay u diyaar garoobaan dadaal iyo akhris dheeriyana sameeyaan.

Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga ee Iskuulada kuyaala gobolka Banaadir ayaa bilaabanaya 13-ka bisha soo socota ee June, waxa uuna imtixaanka soconayaa ilaa laga gaaro 16-ka Juun.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Sacdiya Samatar oo ka mid noqotay boqolka qof ee Afrika ugu sumcada fiican

Caydiid Ali

Dekadda Boosaaso oo xalay xoolo tiro badan laga dhoofiyay (Sawirro)

Cabdi Cade

Mareykanka oo shaaciyey inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Caydiid Ali
Taboola Ads ---