Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xafiiska Hanti dhowrka guud oo Rooble ka dalbaday joojinta Xeer dhowaan la ansixiyey

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS joojinta Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo ay Golaha Wasiirradu ansixiyeen Khamiistii (11.05.2022)

Xeer-nidaamiyaha la ansixiyay ayaa waxaa ku jira khaladaad sharci iyo Qodobbo kasoo horjeeda Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (PFM Act 2019) iyo Sharciga Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka, kuwaasi oo wiiqaya hannaanka loo maamulo islamarkaana loo korjoogteeyo hantida Ummadda.

Sidaas si la mid, Xafiiska ayaa 11kii Nofeembar 2021 joojiyay dhaqangalinta Xeerkan oo aan markii horeba marin habraacyadii saxda ahaa.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Video) Cabtain Shariif oo faahfaahin ka bixiyey qaabkii uu Al-Shabaab ula shaqeyn jiray

Caydiid Ali

Abuu Mansuur oo kulan Xasaasi ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland

admin

Boqorka Sacuudiga oo deg deg xilkii uga qaaday Shiikh C/raxmaan Al-Sudeysi (Sababta)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---