Allbanaadir.com
NEWS

DEG DEG: Dab xoogan oo qabsaday goobo ganacsi oo ku yaalla Muqdisho

Dab ayaa caawa qabsaday goobo ganacsi oo ku yaalla nawaaxiga isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Dabkan oo ah mid aad u xoogan ayaa la soo sheegayaa inuu ku sii faafayo goobo kale oo Ganacsi oo iskugu jira dukaamo iyo carwooyin.

Waxaa la dembiyey korontadii aagaas, iyadoo ay socdaan dedaalo lagu deminayo dabkaas oo weli soconayo, lamana oga illaa hadda khasaare nafeed iyo mid hanti oo ka dhashay, sidoo kale ma cadda sababta dabkaas dhalisay.

LA SOCO FAAHFAAHINTA GOOR DHOW INSHA ALLAH

 

Related posts

Daawo Sawirro laga soo qaaday Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Dhismo kuyaala Nairobi

Cabdi Cade

Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia oo ansixiyey Saddex Hindise sharciyeed (Sawirro)

Caydiid Ali

Ciidamada Dowladda oo gubay Gaari Dagaal oo Al Shabaab lahaayeen (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---