Howlgalka ATMIS ayaa Bandow ku soo rogay Guud ahaan Xerada Xalane laga bilaabo Galabta ilaa Maalinta Doorashada Madaxweynaha
War saxaafadeed kasoo baxay howlgalka ATMIS ayaa lagu shaaciyay in bandow lagu soo rogay xerada Ciidamada cirka ee Afisyooni iyo Goobaha ku dhow dhow, laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 10-ka ilaa 16ka May.
Maalin ka hor ayay ahayd markii guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya iyo howlgalka ATMIS ay kawada hadleen sugida amamanka doorashada, iyadoo ATMIS lagu wareejiyay amniga guud ee teendhada Afisyooni, halkaas oo doorashadu ka dhacayso.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO ENGLISH AH
https://www.youtube.com/watch?v=bC8cl5jkCFg