- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/083-859/052022 uu ku magacaabay Guddi-baadhiseed oo madax-bannaan oo ka soo war-bixisa Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Guddidu waxay baaritaan ku soo samayn doonaan arrimaha ay ka mid yihiin: Nidaamka Maamulka iyo Maaliyadda eeĀ Xubnaha Komsihanka, Nidaamka Iibka iyo Qandaraasyada Adeegyada iyo Agabka Komishanka. Nidaamka Maamulka iyo Diiwaan-gelinta Hantida raagta ee Komishanka.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA OO DHAMESTIRAN
https://m.youtube.com/watch?v=bC8cl5jkCFg