Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo ka badbaaday qarax lagu weeraray

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa ka badbaaday Qarax lagula eegtay duleedka magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Miinada nooca jidka lagu aaso ah loo dhigay Kolonyada gaadiidka ah ee taliyuhu watay xili ay marayeen degaanka Ceelasha biyaha oo ka mid ah degaanada ku teedsan wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye`

Taliye Farxaan Qaroole ayaa aagga Ceelasha biyaha u tagay kiis la xiriiro askar la dilay.

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in taliyaha uu ka badbaaday qaraxaas, inkastoo aan la ogeyn khasaaraha kale ee ka dhashay qaraxaas

Related posts

Ruushka oo galay Xaalad adag Milatariga dalkaasi iyo Wagner oo isku dhacay (Sawirro)

Caydiid Ali

Kiisaskii ugu badnaa ee cudurka COVID-19 oo laga helay dalalka Itoobiya iyo Kenya

Caydiid Ali

DF oo digniino & talooyin ka bixisay khataro ku soo wajahan qeybo ka mid ah dalka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---