Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Shuruudaha laga doonayo Musharaxiinta tartanka doorashada Madaxweynaha

Guddiga labada aqal u saareen doorashada Maadaxweynaha Somalia ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha looga baahan yahay muisharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha JFS ee afarta sano ee soo socota.

Sidoo kale Sida ku cad Dastuurka KMG ah Murashax kasta waxaa waajib ku ah inuu soo buuxiyo Foom ay saxiixeen ugu yaraan labaatan (20) Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah ama tirada guud ee Sanatarada laga soo doorto hal Dowlad Goboleed ee ka mid ah Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka akhriso qoraalka guddiga.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

DEG DEG: Abukaate caan ah oo goor dhow lagu dilay Magaalada Muqdisho

Caydiid Ali

Weerarkii lagu qaaday Hotelka Elite oo la shaaciyay in loo fududeeyay Al Shabaab

Cabdi Cade

Dowlad Islaam ah oo dalbatay in Israel laga saaro Q/Midoobay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---