Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Wasiirkii hore ee amniga DF oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa caawa ku qabtay magaalada Jowhar doorashada kursiga HOP141 oo ka mid ah kuraas dhowr ah oo ku harsanaa Hirshabelle.

Waxaa kursigan isku soo taagay Mohamed Abukar Islow oo horey ugu fadhiyey kursigan iyo  Abdullahi Nur Mohamed

Murashax Mohamed Abukar Islow oo kursigan loo xiray ayaa ku guulaystay doorashadan ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlada Hirshabeelle.

Mohamed Abukar Islow ayaa ahaa Wasiirkii amniga ee xukuumadii Xassan Cali Khayre, wuxuuna ka mid yahay xubnaha sida weyn uga soo horjeeda Farmaajo.

 

Related posts

Degmo Al Shabaab laga saaray oo laga mamnuucay in aroosyada baabuur lagu galbiyo iyo in…

Cabdi Cade

Al-Shabaab oo War kale oo cusub ka soo saartay qaraxii lagu hoobtay ee Ex-Control

Caydiid Ali

(Akhriso) Dowlada Somalia oo War cusub ka so saartay howlgal ay fuliyeen ciidanka Danab

Caydiid Ali
Taboola Ads ---