Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Xafiiska Hanti dhowrka Guud oo amar culus ku so rogay heyadaha dowlada

Xafiiska hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa soo saray amar looga mamnuucay heyadaha dowlada iney galaan heshiisyo xiliga doorashada.

Qoraal ka soo baxay xafiiska hanti dhowrka Guud ayaa sheegay in amarkan uu shaqeyn doono inta xukuumad cusub ay dalka la wareegeyso.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA HANTI DHOWRKA GUUD

Related posts

Wiil yar oo Kufsi iyo dil argagax leh loogu geestay magaalada Gaalkacyo

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse oo Daah-furay Ardaaga casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya (Sawirro)

Cabdi Cade

DF oo burburisay shabakado Maaliyadeed, lana wareegtay..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---